Daawo Sawirada: R/Wasaaraha Itoobiya oo kulan xasaasi ah a qaatay Madaxweyne C/fataax Al-sisi

Ra’isul-wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa booqasho labo maalin qaadatay ku tagay magaalada Qaahira ee Caasimada dalka Masar, waxa uuna kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Masar C/Fatax Al Sisi. Labada Masuul ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleyn arimo la xiriira Wabiga Niil Xoojinta Xiriirka qotada dheer ee Labada Waddan u dhaxeea , Iskaashiga … Continue reading Daawo Sawirada: R/Wasaaraha Itoobiya oo kulan xasaasi ah a qaatay Madaxweyne C/fataax Al-sisi